Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

WARARKA MAANTA

MUUSE BIIXI

Deg Deg Daawo Jeegaanta Oo U hanjabtay Beesha Habaryoonis Iyo Ceerigaabo Faraha Somaliland Kabaxday

Iyadoo Mudooyinkan Magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daallo uu ka soconaayo qaban qaabada shir Beelweynta habar yoonis Ugana tashanayso aayaheeda Islamarkaana ay halkaasi  Isugu tagen

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

laascaanood1

Deg Deg::Xiisad Laascaanood Ka Dhex Aloosan Culimada,

Waxaa magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ka aloosan xiisad culus oo u dhaxaysa culimada gobolkaasi iyo masaajida kala duwan gacanta ku haysa,   Xiisadan

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

JABHADA-KHAATUMO-EE-FAYSAL-FALAALUG
DEG DEG DAAW;-Hogaamiyaha Jabhada Xoreynta Khaatumo Oo kahadlay Doorashada maleeshiyada SNM Digniina u diray Kooxda Cali Khaliif xiidhka puntland Iyo arimo Kale Xaasaasi ah.
- Nov 24, 2017
Hogaamiyaha Jabhadda Difaacada deegaanada Khaatumo Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo aanu maanta mar aanu safar shaqo ku guda jirnay ka kula kulnay Mid ka mida Buuraha ku yaalla dooxada Nugaaleed ...
komishinka-snm
DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka Muuqato islamarkaana kadigay in dagaalo kadhacaan doorashada awgeed. Iyagoo tusaale u sooqaatay Waxyaabhihii kadhacay 2007kii dalka kenya ...
laascaanood1
DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta
Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ay ka socoto doorasho marka laga reebo dad been loo sheegay kuwaa oo loo balan qaaday ...
axmed-Gacmo
MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ka hadlay ugu horayn Heshiiskii dhowaan Caynaba ku dhexmaray Dr. Cali khaliif iyo Axmed Maxamed Siilaanyo. “Laba ...
5I2A2492-740x493
Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka gaaray Magaalada Badhan ee xarunta gobolkaasi, halkasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Wasiirka oo ay weheliyeen ...
images
Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha Ahayd  ee hawada aynu ka maqneen taasi oo sababtay inuu hakad ku yimaada howlihii Xaqa iyo ...
FAYSAL-GALAYR
Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee Gobolka Sool Ayaa Heshiiska waxaa kamid Ahaa In wixii Ciidan ah ee cali Haysto Lagu Daro ...

Next Page »