Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

MAQAL & MUUQAAL

ceed

Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.

Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena U qabtay Shirarkii SNM ee Awrbogays iyo Adhicadeeye ayaa ka dayriyay

Continue Reading »

Qeybta MAQAL & MUUQAAL

Siilaanyo_murgo-1

(Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai

Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & wasiir Sacad oo Halkan Ka Daawo  

MAQAL & MUUQAAL Archives

qarax
Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka dambeeyeen xoogag ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ...
daawo-faysal-video
Deg Deg Daawo Video:Faysal cali waraabe Hargeisa Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Cali khaliif iyo Isagu Waxay Jarmalka uTagen.
- Feb 25, 2018
Dhawaan ayay ahayd markii faysal cali Waraabe iyo cali khaliif galaydh ay safar fashil ku soo dhamaaday iyo naanees Ay cali khaliif galaydh iyo Faysal cali waraabe jaaliyadda isaaq kula ...
ddaldoon
Daawo Video: Ciidanka Nabad Sugida Qaranka oo Xayiraad ku Rogay Amisom Kadib Dilkii ay ka Gaysteen Muqdisho
- Feb 25, 2018
Ciidamada AMISOM ayaa maalintii Labaad ku Xaniban Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, Kadib Amar iyo Culays uga yimid Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya, Kadib dilkii habeen ka hor u geysteen AMISOM askari ...
cidan
Maxaa ka cusub Madaxtooyada iyo waddooyinka ku dhow-dhow (Warbixin)
- Feb 25, 2018
Ammaanka Madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo waddooyinka ku dhow dhow ayaa si aad ah loo adkeeyay, Maalin kaddib markii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar ku qaadeen agagaarka Madaxtooyada. Ciidamo fara ...
x-6
Deg Deg Daawo Video:Raysal Wasaare Khayre Oo Bixiyay Amar Adag,
- Feb 25, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay Ciidamada Xasilinta Caasimadda oo todobaadyadii u dambeeyay warkooda la waayay ayaa ku amray xoojinta ammaanka Caasimadda, waxaana uu uga digay in ...
kh-10
Deg Deg Daawo Video:Wasiirka Amniga Oo Amaro Culus Ka Soo Saaray Amniga Muqdisho.
- Feb 25, 2018
Waxaa hadda Muqdisho ka socda kulan gaar ah oo xukuumadda iyo hey’adaha amnigu ka yeelanayaan amniga iyo xasiloonnida magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka uu joogo Ra’isul wasaare Xasan kheyre, guddoomiyaha ...
28276486_1856240394417142_4429218205957837089_n
(Video) Fariin Loo Diray Qof-kasta Oo DHULBAHANTE ah + Muuqaal Barnaamijka
- Feb 25, 2018
AUN Jamac Maxamud Good oo kami ahaa ganacsade si weyn looga yaqiinay degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa laga sameeyay barnaamij dad badani ay soo dhaweeyeen Halkan Ka Daawo
MUUSE BIIXI
Deg Deg Daawo Jeegaanta Oo U hanjabtay Beesha Habaryoonis Iyo Ceerigaabo Faraha Somaliland Kabaxday
- Dec 3, 2017
Iyadoo Mudooyinkan Magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daallo uu ka soconaayo qaban qaabada shir Beelweynta habar yoonis Ugana tashanayso aayaheeda Islamarkaana ay halkaasi  Isugu tagen siyaasiyiin Sadaaliin iyo Qoorweynta Beeshasi ...

« Previous PageNext Page »