Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

MAQAL & MUUQAAL

buuhoodle

(Video) Madaxweyne kuxigeenka Puntland Oo Caawa U Hoyanaya Xamar-lagu xidh berina

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) iyo wafdi uu hagaaminyo ayaa maanta u safray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Madaxweyne ku

Continue Reading »

Qeybta MAQAL & MUUQAAL

xildhibaan-ciidamada-Puntland-620x330

Maamulka xafiiska Looga arimiyo shacabka Somaaliyeed ee ku nool wadanka Belgium

Maamulka xafiiska Looga arimiyo shacabka Somaaliyeed ee ku nool wadanka Belgium (SV-CIBO.vzw) oo Cambareyn u jeediyay Weerarka lagu qaaday xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laas-canood.

Continue Reading »

MAQAL & MUUQAAL Archives

fa-9
Deg Deg Daawo Video:Reer Hargaysa Oo Mamnuucay Lacagta Shilin Somaliland.
- Mar 20, 2018
Ganacsatada iyo Sariflayaasha magaalada hargeisa ayaa iska mamnuucay wax ku iibsiga lacagta faalsada ah ee shilin somaliland taaso  dhawaan maamulka muuse biixi ku soo rogay shirkadaha  telesom iyo somtel inay ...
DAAWO-MUSE
MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe
MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo Dacwadii Dawladda Soomaaliya ay dhowaan Gaystay Jaamacada Carabta, Isagoo sheegay inaysan wax saamayn ah ku yeelan ...
DAAWO-M-1
Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado iska maamushaan ama ay ka fuliyaan mashaariic aysan ogeyn dowladda dhexe ee Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne ...
DAAW-WAR-1
Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka horyimid Heshiiska dekedda Berbera, Wuxuuna soo bandhigay Waxyaabaha uu ku diidan yahay ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR
MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay   Faragelinta Shirkada DP World ay ku hayso Arimaha Soomaaliya, Iyo Heshiiskii dhowaan ka dhacay Dubai, Wuxuuna ...
salaad Cali jeele DP Word
Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka loo jaro Dowladda Imaaraadka Carabta, Wuxuuna sheegay in imaaraadka uu ku soo xadgudbay Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo cayn ee imaaraadka carabta waxayna ka wada hadleen mashaariic laga fulinayo degaanada sool sanaag iyo cayn ...

Next Page »