Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

(Video) Madaxweyne kuxigeenka Puntland Oo Caawa U Hoyanaya Xamar-lagu xidh berina

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) iyo wafdi uu hagaaminyo ayaa maanta u safray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa saaka hiirtii hore ka ambabaxay magaalada Garowe, waxaana safarkiisa Buuhoodle ku wahelinaya masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee Puntland, saraakiil ciidan iyo xubno kale.

Magaalada Buuhoodle waxaa ka socota qaban- qaabo xoog leh oo lagu soo dhaweynayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo oo la filayo in ay gaaraan maanta galinka danbe.

Safarka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee Buuhoodle ayaa ku soo aadaya, iyadoo shalay magaaladaas ay isugu yimaadeen ku dhawaad 10 Issim oo kasoo jeeda gobolladda Sool, Sanaag iyo Cayn, kuwaas oo Somaliland ugu baaqay in ay isaga baxaan gobolladaas.

Sidoo kale shacabka Buuhoodle ayaa maalmo ka hor dhigay mudaharaad looga soo horjeedo Somaliland, waxaana deegaanadaas muddooyinkii danbe laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) iyo wafdiga uu hagaaminayo ayaa inta ay Buuhoodle u sugan yihiin kulamo la qaadan doona Issimada, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saraakiisha ciidamada ee Buuhoodle.

Halkan ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO-MUSE MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo ...
DAAWO-M-1 Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado ...
DAAW-WAR-1 Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay  ...
salaad Cali jeele DP Word Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo ...
ceed Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.
- Feb 28, 2018
Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena ...
Siilaanyo_murgo-1 (Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai
- Feb 28, 2018
Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & ...
qarax Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, ...