Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Maamulka xafiiska Looga arimiyo shacabka Somaaliyeed ee ku nool wadanka Belgium

Maamulka xafiiska Looga arimiyo shacabka Somaaliyeed ee ku nool wadanka Belgium (SV-CIBO.vzw) oo Cambareyn u jeediyay Weerarka lagu qaaday xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laas-canood. Mai 29, 2018 (Belgium —

Maamulka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maalintii shalay maleshiyaat SNM ku qaadeen xarunta gobolka Sool ee magaalada Laas-canood, ee dowlad Maamulka Puntland. kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Xarig, jidh dil, oo u badan Dumar iyo caruur.

Guddoomiyaha maamulka jaaliyada Somaaliyeed ee midowga yurub Dr.Mohammed Awed Abbas, oo la hadllay Saxaafada Midowga yurub iyo Beesha caalamka ayaa sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid fulaynimo ah oo lagu dhibaateynayo shacabka Somaaliyeed ee degaamada Puntland madaama sida uu sheegay khasaaraha ugu badan weerarkaas uu ka soo gaaray dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

”Waan cambaareyneynaa weerarkaas ay soo qaadeen kooxaha argagixisada SNM, waana weerar muujinaya sida ay kooxahaas aysan wax dan ah uga laheyn nolasha dadka shacabka, waxaan rabaa in aan tacsi u dirro dhamaan ehelada dadkii ku geeriyooday weerarka,” ayuu yiri guddoomiyaha Guddoomiyaha maamulka jaaliyada Somaaliyeed ee midowga yurub Dr. Mohammed Awed Abbas, Weerarka shalay lagu qaaday xarunta Gobolka Sool ee magaalada Laas-canood, ayaa waxaa mas’uuliyadiisa sheegtay xarrakada SNM Hargeysia oo siweyn uga soo horjeeda dowladda federalka iyo Dowlad goboleedka Puntland ciidamada ka taageera nabada ilaalinta.

 

Guddoomiyaha maamulka jaaliyada Somaaliyeed ee midowga yurub Dr.Abbas, ayaa sheegay in weerarada noocaas oo kale wax u dhimi doonin dadaalada nabada ee socda, isaga oo ugu baaqay shacabka Puntland in ay ku gacan siiyaan dowladda fedderaalka sugida amniga. ”Weerada noocaas oo kale ah ma’aha kuwo niyad jabin kara shacabka Sool, Sanaag, Cayn, iyo dadaalka dowladda Puntland ay ugu jirto dib u soo celinta nabada, xoreynta, bulshada Puntland waa in ay ku gacan siiyaan dowladda Puntland sugida amniga,” ayuu yiri guddoomiyaha jaaliyada Somaaliyeed ee Midowga yurub. Weerarkii shalay lagu qaaday Magaalada Laas-canood ayaa sidoo kale waxaa cambaareeyay maamulada kale ee dalalka Europe iyo hay’addaha caalamiga ah.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO-MUSE MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo ...
DAAWO-M-1 Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado ...
DAAW-WAR-1 Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay  ...
salaad Cali jeele DP Word Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo ...
ceed Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.
- Feb 28, 2018
Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena ...
Siilaanyo_murgo-1 (Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai
- Feb 28, 2018
Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & ...
qarax Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, ...