Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Deg Deg Daawo Jeegaanta Oo U hanjabtay Beesha Habaryoonis Iyo Ceerigaabo Faraha Somaliland Kabaxday

Iyadoo Mudooyinkan Magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daallo uu ka soconaayo qaban qaabada shir Beelweynta habar yoonis Ugana tashanayso aayaheeda Islamarkaana ay halkaasi  Isugu tagen siyaasiyiin Sadaaliin iyo Qoorweynta Beeshasi ayaa markii ugu Horeesay waxaa ka hadlay maamulka somaliland Shirkaasi.

Wasiir dawlaha Amniga maamulka somaliland Maxamuud muuse Diiriye warbaahinta Hargeisa kula hadlay ayaa sheegay inay ka digayaan Nabad galyo xumo iyo kala Go uu sababo Shirkaasi.

Gunaanadkii waxaa uu ka hadlay Dhalinyaro Hubaysan oo Ka dilaacday magaalada hargeisa Kuwaaso halis Galiyay shacabka Magaaladaasi.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO-MUSE MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo ...
DAAWO-M-1 Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado ...
DAAW-WAR-1 Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay  ...
salaad Cali jeele DP Word Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo ...
ceed Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.
- Feb 28, 2018
Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena ...
Siilaanyo_murgo-1 (Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai
- Feb 28, 2018
Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & ...
qarax Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, ...