Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

DEG DEG DAAW;-Hogaamiyaha Jabhada Xoreynta Khaatumo Oo kahadlay Doorashada maleeshiyada SNM Digniina u diray Kooxda Cali Khaliif xiidhka puntland Iyo arimo Kale Xaasaasi ah.

Hogaamiyaha Jabhadda Difaacada deegaanada Khaatumo Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo aanu maanta mar aanu safar shaqo ku guda jirnay ka kula kulnay Mid ka mida Buuraha ku yaalla dooxada Nugaaleed ee gobolka Sool ayaanu waraysi aanu la yeelanay uu kaga waramay xaalada Jabhaddooda, arimaha masiirga ee dadka deegaanada Khaatumo , Doorashooyinkii dhawaan ka dhacay gobolka Sool iyo dhibaatooyin ay ka gaysteen doorashada -sida uu hadalka u dhigay- , iyo Xidhiidhka ka dhaxeeya Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Somaliland gaar ahaan arimaha Wadahalada Khaatumo iyo SL, Shirka Isimada dhaqanka ee SSC ee Buuhoodle , aragtidiisa Siyaasadeed ee Madaxwaynaha Cusub ee Muuse Biixi Cabdi ,iyo Xidhiidhka ka dhaxeeya Jabhaddiisa iyo Maamulka Puntland .

Ugu danbayn Waxaa uu dhamaantood sheegay in ay jiraan Qorshaaal ay damacsan yihiin .

HALKAN RIIX OO DAAWO WARAYSIGA 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...