Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com

Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha Ahayd  ee hawada aynu ka maqneen taasi oo sababtay inuu hakad ku yimaada howlihii Xaqa iyo Xaqiiqda ku saleysnaay ee aad kaga barateen xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda eeAllsool

Markale raaligalintaasi waxeynu hawada u marineynaa dhageystayaasha iyo akhirtayaasha sida tooska ah ugu xiran Mareega allsool

webka Allsool Oo aad uga barteen Warar xaqiiqada kuslaysan Ee dagaanada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Ayaa Dib u bilaabi doona Wararkii iyo Barnaamijyada aad Uga barateen

Waxaan kale oo Aan Ogaysiinayay maamiisha Sharaftaleh inaan bilaabi doono maqaalo Ama Argtida dadweynaha Inaan Soogudbino sida Faalooyin maqaalo iyo Warbixinada kusalaysan deeganada Khaatumo iyo guud ahaa Soomaaliya Waxaana noogu Soogaajinkartaan Emailka hoos ku qoran

allsoolwarar@gmail.com

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...