Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”

Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Ayaa Dhalinyarada Ugu baaqay in Aysan ka Qeyb Qaadan Doorashada Maamulkaasi SNM.

 

Waxaan Leeyahay War Nagu Caawiya Dhalinta Khaatumoy Deegaamada Aan Soo Gaadhi Wayno In Aydan ka Codeen War Hadayba Dhacdo Meel meelaha Qaar in Aanu Soo Gaadhi Weyno ha codeenina intaas sameeya insha allaah anaga ku rajo weyn dhamaan deegaanka in aanu kawada Baacino Qofkii Reer khaatumo Ee U Codeeya xisbiyada la sheeg sheegaayo Inagama mid aha”

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Dhabka ka hadal says:

    Waxaa ka fiicnaan lahayd inaaad dhulbahante midaysaan oo shanta Madaxweyne oo Buhoodle jooga iyo tobanka waji ee kala jeeda laysu soo jeediyo oo la walaaleeyo intaad u gudbayso nin tiisii hagaajistay tukalane ku darsaday ka daba qaylinayso




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...