Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

DAAWO;-Faysal Waraabe oo dagaal ugu hanjabay Buuhoodle iyo weerar uu Ku Qaaday Garaad Soofe iyo Puntland

Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu horayn wuxuu sheegay in Heshiiskii Somaliland ay la gashay Madaxwaynihii khaatumo Cali Khaliif uu yahay guul ay gaadheen, Islamarkaana uu ahaa mid midaynaya Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Faysal ayaa Wuxuu dagaal ugu Hanjabay magaalada Buuhoodle, Wuxuuna Aflagaado iyo digniin u jeediyey Garaad C.risaaq Garaad Soofe oo ah Garaadka Guud ee Gobolka Cayn, Isagoo sheegay inuu Rabshad ka wado Buuhoodle, Wuxuuna sheegay inuusan Buuhoodle ku xidhi karin Dawladda Soomaaliya.

“Buuhoodle Shan Daqiiqo ayaanu ku Qabsan karaa, Waxaanu diidaynaa inay Dhibaato Dhacdo, Hadii aan doorashada kusoo baxo Buuhoodle kuu Rahmanaan mayso, Waxaana eedaasi leh in Buuhoodle maanta Xamar lagu xidho Dawladihii iga Horeeyay “ Ayuu yidhi.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu sidoo kale Hanjabaad u diray Puntland . “Xabadu markay dhacdo ayuu iska tagayaa Ninka Reer Garoowe, oo Laascaanood waa tii ka dhacday, C.wali gaas waxaan leeyahay Balan waxaa nagu ah inaanu Garoowe Nimaadnimo, Dulqaadkii wuuu naga dhamaaday.” Ayuu hadalkiisa Raaciyey.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...