Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Madaxweyne Farmaajo oo Aljazeera u sheegay cida ka dambeysa Qaraxii ka dhacay Zoobe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka dambeyso qaraxii weynaa ee 300 qof ku dilay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, 14-kii October.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Farmaajo ayaa u sheegay TV-ga Aljazeera in faraha Al-Shabaab ay ka muuqdaan qaraxa, islamarkaana ay kooxdan taariikh u leedahay weerarada noocan oo kale ah. “Farahooda ayaa ka muuqda, waa wax ay horey u sameyn jireen” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya, oo beesha caalamka ka dalbaday inay ka caawiso la dagaalanka kooxdan.

“Haddii Al-Shabaab ay tani ku guuleystaan waxaa u fududaan doonta inay sare u qaadaan fikradahooda waalan iyo kuwooda siyaasadeed ee ku wajahan dhallinyarada Mareykanka iyo Yurub” ayuu yiri madaxweynaha.

Al-Shabaab weli ma aysan sheegin mas’uuliyadda qaraxan.

“Waxaan is lahaa way sheegan doonaan, hase yeeshee waxaa laga yaabaa inay dareemeen in tani ay tahay mas’uuliyad weyn in la sheegto” ayuu yiri Farmaajo oo sharxay sababta Shabaab u aamuseen.

Baarayaasha ayaa weli isku dayaya inay go’aan ka gaaraan qaraxan, waxaana ka mid ah waxyaabaha ay eegayaan haddii Shabaab ay gacan ka heshay qaar ka mid ah ciidamada amniga.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...