Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Kooxdii Mr Galaydh Oo Weli Isku Maaweelinaya Waxaan Jirin Iyo Caynabaa Lagu Shirayaa!!!

Ka dib markii ay kooxdii Mr Galaydh isugu biyo shubteen fashil iyo inay maalinba qaar ka siibtaan, hada waxa isugu soo hadhay ilaa dhowr qofood oo iyaguna nafla caari ah iyo in yar oo ay ku wataan reernimo hoose oo iyaguna ficil xaasidku meesha la maray, waxaanay kooxdaasi yar beryahan ka daba wareegayeen maamul beeleedka Somaliland, oo ay ka codsanayeen in loo dhoodhoobo shir ku sheeg maadaama ay quusan waayeen.

Hadaba kooxdaasi Mr Galaydh ee faashilka ahi waxay meelahaasi la war wareegayaan wada hadaladii Khaatumo iyo Somaliland ayaa caynaba lagu qabanayaa, weliba hada inagoo ka dheregsan huuhaadoodii hore, waana iska ayaan darooyinka soomaalida haysata inay maalinba shakhsiyaad gacmaha hoos dhigtaan, iminkana waxaabay marayaan Siilaanyo Iyo Galaydh baa Caynaba ku kulmaya………

Shacabka reer SSC ee jeebkooda in badan lagu maalayey beenta iyo huuhaada maanta waxay soo gaadheen heer ay iska kala sooci karaan kuwa beenloowyaasha ah iyo kuwa daacada ah, casharna waxaaba ugu filan kooxdii Mr Galaydh ee maalin walba u sii yaacayey huteelada Hargeysa iyagoo qaarkood afla’aani biya dhigtay, belwada iyo baryaduna u dheerayd.

Isku soo wada duuboo kooxdaasi fashilantay ee Mr Galaydh caynaanka u hayey wuxuu xaalkoodii ku soo uruuray inay u kala dheereeyaan xisbiyo ku sheega maamul beeleedka Somaliland, oo isagu cadaystey qabyaaladii ay mudada dheer go’a saarayeen, dadka caamada ahina ay run ka moodi jireen, kooxda Mr Galaydh ee fashilantay waxaan odhan lahaa waar ka waantooba beenta iyo maaweelada!!!!.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO-MUSE MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo ...
DAAWO-M-1 Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado ...
DAAW-WAR-1 Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay  ...
salaad Cali jeele DP Word Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo ...
ceed Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.
- Feb 28, 2018
Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena ...
Siilaanyo_murgo-1 (Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai
- Feb 28, 2018
Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & ...
qarax Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, ...