Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

DAAWO: Faarax Macalin “Soomaaliya Ruushka ha lagu wareejiyo” Iyo Arin la yaab leh oo uu soo Bandhigay (VIDEO)

Siyaasiga Faarax Macalin oo horey xil uga soo qabtay dawladda Kenya, Islamarkaana ka hadla Arimaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya la doonayo in la tirtiro, Wuxuuna soo jeediyey in madaxdu ay heshiis la galaan Dal Awood leh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu Tusaalle usoo qaatay Dalka Ruushka, Wuxuuna Xusay in hadii lagu wareejiyo uu wax u Qaban doono Somaaliya, Balse Taasi badalkeeda aan la qaadan karin Go’aankaasi, Iyadoo lagu raali gelinayo dalalka ku xeeran Soomaaliya ee cadowga ku ah.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO-MUSE MUUQAAL: Muuse Biixi oo Hargeisa kusoo Noqday iyo Su’aalo Adag oo la Hordhigay Faysal iyo Koore (Daawo)
- Mar 20, 2018

faysal-cali-waraabe MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ka Qayliyey dacwadii DF Soomaliya ay ka Gudbisay Heshiiskii Dekedda Berbera
- Mar 11, 2018
) Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay  Xiisada ka dhalatay Heshiiskii dekedda Berbera  iyo ...
DAAWO-M-1 Madaxweyne Farmaajo oo digniin culus udirey shirkadaha shisheeye (Muuqaal)
- Mar 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in dalka shirkado ...
DAAW-WAR-1 Daawo Video: Baashe Cali Jaamac oo Dhaliilay Heshiiska dekedda Berbera, iyo Saldhiga Milatari ee Imaaraadka
- Mar 6, 2018
Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula ...
FAYSAL-IYO-DAAHIR MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Luuqad adag kula hadlay Faysal Waraabe, Kana hadlay Qorshaha Baarlamaanka Somalia ee Berbera
- Mar 6, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay  ...
salaad Cali jeele DP Word Daawo: Salaad Cali Jeelle “Imaaraadka Carabta Xidhiidhka haloo jaro (Waraysi)
- Mar 6, 2018
Siyaasi Salaad Cali Jeele oo wareysi Bixiyey ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in xidhiidhka ...
DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay
- Mar 2, 2018
Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo ...
ceed Deg Deg Daow Video:Horgaladii Dhulbahante Ee Hargeisa Oo Ka Cabanaaya Muuse Biixi.
- Feb 28, 2018
Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ahaa kooxdii Wadahadalka SNM iyo cali khalii horena ...
Siilaanyo_murgo-1 (Video) Xagay Aadeen Dadkii Daba-ordi Jiray Silaanyo + Kulankii Dubai
- Feb 28, 2018
Daawo:Siilanyo oo Dubai loo qaaday+Dadkii barbaryaaci jiray oo soo dhaweyntiisii Dubai ka maquurtay & ...
qarax Ujeedada Al-Shabaab ka laheyd Weeraradii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyey
- Feb 25, 2018
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, ...