Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

Akhri Haldoorka Umadda SSC Iyo Cidda Matashaa Umadda Sool Sanaag Iyo Cayn (WARBIXIN)

Shacab-weynta Reer SSC gudaha iyo qurbaha meel ay joogaanba sanadka kiisa kale kheyr,nabad iyo Midnimo buuxda ku gaara,xoriyad iyo karaamo dhameys-tiran ku gaara iyo Hanashadda gobanimadeena maqan insha Allah-Aamiin,waxaan halkan ku soo dhoweeynaayaa moowqifyada sida qoraxda u cad ka soo yeeray hogaanka  dhaqan,

garabka siyaasada iyo dhaqaanka SSC kuna saabsan cambaareynta qaadicaada iyo si cad isaga fogeeynta wada hadaldo ku sheega Hargeeysa uga socdeey rajiimka fadhiidka ah qaranimo iyo midnimo diidka ah SNMta iyo kooxda yar Khiyaano Kahaatumo cidnaba metelin horgale-Galeyr wato is-dhiibida,gunimo qaayibida iyo Siilaanyo hoos fariisiga doortay.

Waxaa soo dhoweeyn,taageerid iyo la duubni buuxa halkan uga soo gudbin Bayaanidii eey soo saareen qeybaha kala duwan hogaaminta iyo horseedka Reer SSC gudaha iyo qurbahaba lagu diideey heshiis ku sheega xaaraanta ah lagu cadeyeey raxan khiyano cidna metelin kuna hadli kareeyn codka iyo magac qowmiyadda SSC:-

Bayaankii Xurmadle-Garaad.Jaamac Garaad Cali.
Bayaankii Xurmadle-Garaad Saleeban Garaad Maxamed iyo Xurmadle-
Boqor.C/Laahi Daba-Gooye.
Bayaankii Xurmadle-Garaad.C.Risaaq Garaad Soofe iyo aqlabiyadda
Cuqaasha Degaanka Caynba.
Bayaankii Jaaliyadda SSC Bariga Afrika(Neyroobi)
Bayaankii Rasmiga Guurtidda SSC-da.
Bayaankii Qaadicaadda ahaa Xurmadle-Cabdalle Caga-Lugge.
Bayaankii Cadaa Aqoonyanka SSC-da(Ex NSUM-KA)
Bayaanka Rasmiga ahaa Codka qurba jooga Badbaado Khaatumo.
Codadka Xildhibaanada SSC Heer Federaalka.
Bayaankii Rasmiga ahaa Gudoomiyaha Golaha Midnimadda Sool/Sanaag
Qaadicadii Aqoonyahanka Sarre-Eng-Jaamac Axmed Yaasiin(UK)
Qaadicaadii Geesinimada laheyd Halyeey-Sahra Khaatumo.
Hadalkii Cadaa Aqoonyahan sare Dr-C/Rashiid Macalin Faarax.
Wareeysi Aqoonyahan Sare-Ceynaashe C/Raxmaan
Wareeysi Aqoonyahan Sare-Halgame-Cismaan Tiriike.
Wareeysigii Madaale Af-Hayeenka SSC Emaaraadka Feysal Cali Mas
iyo kuwo kale oo badan intuba ku qeexeen in Dr-Galeyr iyo raxaanta wehelishaa yihiin horgale weligoodba SNM ahaan jiray kana liita kuwii hore horgale-nomada iyo duud xamaalnimada Hargeeysa u sii joogeey.

Sidoo kale waxaanu halkan ku cadeeyneeynaa inaaneey jiriin wax la yiraado KDO oo heysta metelaada,kalsoonida iyo ku hadalka codka iyo Magaca qurba jooga Reer SSC,balse kooxdaas yar yihiin taageerayaasha Cali Galeyr(Cali Ucud) kana shaqeeyaan suuq geynta qorshayaasha gunimo iyo hirgelinta siyaasadda SNMta Somaalinimo diidnimadda ku saleeysan Kooxdaas yar KDO-da ayaa qeyb weyn ka qaatay wiiqida midnimada,wadda jirka,walaalnimadda iyo talo iyo dan wadaagnimadii shacabka SSC,qeyb ka noqday colaadihii iyo dagaaladii sokeeye ka dhacay Taleex,K/Sool  iyo qeybo Degaanka Cayn ka ahba hadana ku mashquushan colaad iyo dhiig

daadiin ka hudhinta Buuhoodle iyo u gacan gelinta SNMta Horgale-Galeyr hor boodaayo(Shacabka xalaasha ah SSC waxaa metelaadooda leh golaha Dhaqanka(Isimadda) iyo Xildhibaanadda Labadda Aqal D.F.Somaaliyeed  Galeyr iyo raxan khiyaano shaqaale rakiis ah iyo duud-xamaalada SNMta weligoodba soo jireenka ahaan jiray dheh.

-Ustaad-Xassan Carab.
-Codka Kacdoonka Bulsho-Weynta SSC.
-Jun-28-2017.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Runsheeg says:

    ARRIN AANU LEENAHAY OO DANBE MAJEERTEEN LOO GAYN MAAYO
    RAGGAN AAD MEESHA KU SOO QORTAY WAA RAGII MAJEERTEENKA WAKIILKA AHAA EE RAG DHULBAHANTE OO XOR AH MAAHA
    INTA AAD MEESHA KU XUSTAY NIN KALSOONI KU HAYSTA MAANTA DHULBAHANTE DHEXDIISA KUMO JIRO. KUWA GARAADADA AH IYAGA WAA WAKIIL MAJEERTEEN KHAASATAN NINKA AAD LEEDAHAY SALEEBAAN IYO INA DABAGOOYE MIDNA WAKIIL KAMA AHA BEESHIISA WAA NIMAN GAROOWE ISKA DEGAN OO MEEL KU XARAYSAN SIDA XAYAWAANKA LA DAAWADO

  2. adala xuseen says:

    isimadu waa in ay 2shay kudadaalaan sidii ay oga midha dhalin lahaayeen 1:sidii ay ula midoobilahaayeen isimada warsan gali dhib iyo dheefba waayo nimankaa waxwalba baa inaga dhaxeeya makala maarmi karno 2; sidiibuntilan looga dhaadhicinlahaa warsangali iyo dhulbahante maamul gara oo xoreeya gobolodooda loogu madaxbanaynlahaa waayo hadii arimahaa aynaan helin waligeen halkaas baynu taagnanaynaa waxbana keeni mayno ilaahay waxaa kabar yayaa in uu ilaahay inasiiyo midnimo aynu dadkeeno iyo dalkeena kuhanano

  3. puntlandboy says:

    dhulbahante waxaa laga dhigay dad aan jirin
    oo majeerteen iyo isaaq gumaystaan
    maamulgobeleed looma ogola
    isma ogola
    mashirikaraan
    waxaa laga dhigay gun

  4. Fardojaan says:

    Ninka maqaal ku sheegan qoray
    Waxaan uu sheegayaa Bal kaalaya
    Adiga iyo inta aad tirisay buuhoodle
    Shir ku qabta.
    Nacnaclayahoow PCga gadaashiisa maqaal
    Yar oo niic ah ha Ka Soo qorine.
    Anigaa wasa pintland iyo adigaba

  5. adala xuseen says:

    doqonyahaw dabada udhaqa isaaq eesaxan leefkaa madaa didi kara shirka buuhodlle caewakase balxaga buuhodlle usoo hindhis duliyahaw isaaqu allaabeyo xayawaankaa




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...