Donald-trump-US-Presidential-election-724002
Loading...

XURMADLE-GARAAD SALEEBAN GARAAD MAX’D KU SOO DHOWOOW GOBANIMO IYO MAAMUUS TOLNIMO.

waxaanu si diiran u soo dhoweeyneeynaa nabad ugu  soo noqoshada dhulkiisa hooyo(Xurmadle-GARAAD-SALEEBAN GARAAD MAX’D GARAAD MAX’UD)safar waqti dheer qaatay arrimo caafimaad awgeed ugu maqnaa Dalka Emaaraadka Carbeed,caafimaad qab iyo kheyr la soo noqday (Allah Mahad Leh)soo dhoweeyn xurmadeeda,maqaamkeed, gobanimadeed iyo sharaf dhaqameedkeeda-ba leh Xurmadle-Garaad  naga gudoon hadii aanu  nahay bulsho-weynta SSC(Sool,Sanaag iyo Cayn)inta dhalashada tolnimo,  karaamada gobanimo ,walaalnimada iyo wada jirka qoowmiyadeed,xeerinta  hanaanka dhaqameed iyo ahamiyada doorkaaga iyo masuuliyada hiil baxa   joogtada ah sida heeganka ugu difaaceeysid jiritaanka beel weynta SSC  iyo illaalinta xuquuqdeed dhinac walba ah(Allah ha ku xafido aamiin).

Xurmadleh-Garaad-Saleebaan guud ahaanba Ummdda SSC weey ka dheregsan  yihiin,maamuus iyo qadarin weyn kuugu hayaan doorka is-bedelka laheyd daneeysiga laheyn,dhinac u xaglinta leh,hagardaama laheyn,xil dayicida  lehyn,belaayo ka shaqeynta laheyn,fidno iyo colaado hudhinta laheyn iyo small;”>balan ka bixidaba leheyn,moowqifkaaga ku saleeysan kuna qotoma tiirarka small;”>adag Islaanimada,dhaqan Somaaliyeed hufan iyo Garaadnimo asalka ah-ba,Xurmadle-Garaad-Bulshadda SSC sida joogto ayeey ula socdeen safarkaagii iyo guud ahaanba kulamadii ka dhacay Dalka Emaaraadka kuwii aad qeybta ka aheyd kuna fadhiyeey danta guud iyo masiirka dad iyo dhulka SSC-da doorkaagii geesinimada,hadal cadaanta,daacadnimada iyo gobanimadda ku saleeysnaa

kaalintiidii quursi diidnimadda,is dhiibid diidnimadda iyo sharaf iyo maqaam dhaawicida diideey,Xurmadle-Garaad- iyo wax-qabad xusida waxaa kaga jirtaa bog ama bogag dahab ku xardhankuna xardhanaan doono Inshaa Allah(Soo dhoweeyn sharafeed Xurmadle Garaad Saleeban Garaad Max’d Garaad Max’ud fadlan naga gudoon)Allah kaaga baryeenaa caafimaad,cimri dheer iyo camal suuban-ba-aamiin.,small;”>sidoo kale caafimaad buuxa u rajeeyneeyaa Xurmadle-Garaad-Mx’d Osman Mashaqre iyo Xurmadle-Garaad-Cali Buraale Xassan aamiiin.

Xurmadle-Garaad bulsho-weynta(aqlabiyadooda)waxeey u taagan yahiin ka gilgilashada gunimadda,diidmadda is-dhiibida,diidmada duul-xamaalnimada iska difaacida duulaanta xaq-darada ah rajiimka beeleeysan Isaaq-land iyo raxanta haloowsan(Khiyaano Khaatumo)iyadoo ayaan darada ugu weeyn tahay in raxantaas kuwa taageerayaasheeda ah cadoowga kowaad Dadkooda

iyo dhulkoodaba ku yihiin(Ceeb iyo gunimo dheh)waloow guul,sharaf iyo small;”>dhaxal wanaagba ka dheer yahay khaayiniinta iyo cidii duud-xamaalinimo ku doorsaday jiritaankoodda,karaamadoodda iyo milgo gobeedkooda-ba.

Ustaad-Xassan-Carab.
Codka Kacdoonka Bulshadda SSC.

garad saleebaan garaad maxamed

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Adan says:

    Was ayaan uga xumahay in aad u xuub siibadato ina aftaagaw qabyaalad aan ssc dani ugu jirin uma bogin waxaad qorto dibna ugu fiirso xiliga aan my jiro anigu ma taagsani cali laakiin khaatumo yes

  2. dhunkaal edbiye cidiixun says:

    ha dhakhlayso Adeer garaad ka in aad soo dhowaysan cidii ma diidana lakiin waxaa ladhahay nin weyn wuxuu dhahana waa murti wuxuu cunaana waa intaas markaan ka gudbi garaad saleban ma ahaan nin aan ogayn dhagarihiina dhabayaco waxaaba ugu horeysay markii aanuba jirin ex pintland dadkuna uu ahaa jabhadaha waxaas samayn jireen markii snmta iyo gobolada SSC dagaalku ka dgexeeyey nimankii hubka iyo saanada snmta bosaso intay Uga qaadan Ber bera ogayn jiray ayaa ka mid ah kuwa leh waan soo dhoweynanaa xurmadlahana Ku haya dantayse hada ka leeyihiin maxay tahay kolay garoon ayuu ka soo degilahaye haduu nasiibkiisu noqday kan bosaso mawaxay modern in uu ayaga wax Laga raadinayo Maya sidaas ma ahaan xaladu garaadku wuxuu u socdaa gobolada SSC uuna lamid yahay isimadda goboladaas dabayacaduna aanay jeclayn xaasidnimo iyo xiqdi Ku jira awgood

  3. Fardojaan says:

    Haduu inta uu garoowe
    Fadhiisto ayuu tolkii
    Halkaas kala dagaalamayaa
    Sidii horey uu dhacday




Loading...
komishinka-snm DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...
laascaanood1 DAAWO:-Fashilkii Iyo Ceebtii Saaka Karaacay Doorashooyinka Somaliland Laascaanood Goobihii Codaynta oo Hawaanaya
- Nov 13, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=qDs942GkxpM&feature=youtu.be
laascaanood codaynta Deg DegSAWIRO::Goobaha Codbixinta SNM Ee Laascaanood Haawanaya.
- Nov 13, 2017
Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ...
axmed-Gacmo MUUQAAL: Axmed Gacmo-yare “Laba Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay, ee Khaatumo iyo S.land Heshiis ma gelin”
- Nov 12, 2017
Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ...
5I2A2492-740x493 Wasiirka Amniga Puntland oo Gaaray Gobolka Sanaag Maalin Ka Hor Doorashada Somaliland-Sawiro
- Nov 12, 2017
Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yusuf (dowlad) ayaa saaka ...
images Raali Galin Ku Socota Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webka Allsool.com
- Nov 10, 2017
Dhamaan akhiyaarta sharafta mudan ee ku taxan webka Allsool.com waxaa ka raali galineynaa mudadii  maalmaha ...
FAYSAL-GALAYR Deg Deg:Ciidankii Beesha Baharsame Oo Rasaas Ku Caseeyay Koox Cali khaliif Ka Socotay
- Oct 26, 2017
Dr cali khaliif Galaydh oo Dhawaan Jabhada  SNM Heshiis Kula Saxeexday Deegaanka Caynaba ee ...
GARAAD-SALEEBAAN-GAROWE-e1501045756566-624x416 (Video) Garaad Saleeban heshiiskii SNM Iyo Cali Khaliif ka HoryimiD..
- Oct 26, 2017
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo ...
cu-1 Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo””Qofkii U Codeeya Xisbiyada ISAAQ Kama Mid Aha Jinsiyadda KHAATUMO”
- Oct 24, 2017
Madaxweynaha Dawladda Khaatumo Cabdul Cagalule ayaa Ka Hadlay Doorashada Maamulka SNM Ee Deegaanka Khaatumo. HALKAN ...
madax weyne ku xigeenka khaatuo Deg Deg Daawo Video:Qudbad KuluL Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo”Noqon-Maayo 80 Jir U Baxsada Hargeisa’
- Oct 24, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka  dawlada Khaatumo mudane Bashiir Cismaan cabdi xaashi Oo kamid ahaa Halgamayaashi ...